Somaliland oo xirtay haweeney dalbatay iney dhexmarto Suuqa iyadoo qaawan

Haweeney xukuumada Somaliland ka dalbatay inay samayso xeer fasaxaya in dumarku ay suuqa qaawani ku dhexmaraan ayaa lagu xiray magaalada Muqdisho. Gabadhan oo aan magaceeda la shaacin balse Facebook ku soo gasha magaca (Bullo Qareen Hayaama) ayaa xili ay barmaamij dood ka qayb galaysay dalbatay in la sameeyo xeer fasaxaya inay qaawani suuqa ku mari … Continue reading Somaliland oo xirtay haweeney dalbatay iney dhexmarto Suuqa iyadoo qaawan